Jump to content

Ottawa

Ka Wikipedia
Ottawa

Ottawa (Af Carabi : ar‎) (sida saxda loo yaqaano Caasimada Ottawa) waa magaalo madaxda dalka Kanada. Magaalada lafteedu waxay leedahay dad ah 934,243, balse ay ku jiraan magaalooyinka ku hareereysan, waxaa ku nool dad gaaraya 1,323,783.[1][2]