Jump to content

Axad

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 00:08, 5 Mey 2014 ee EmausBot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Migrating 186 interwiki links, now provided by Wikidata on d:Q132)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Todobaadka
Sabti
Axad
Isniin
Talaado
Arbaco
Khamiis
Jimco

Axad waa maalinta labaad ee Todobaadka, waxayna u dhaxaysaa Sabtiga iyo Isniinta.

axad waxay dhicana istandharka ISO 8601 ka tahay maalinta todobaad ee usbuuca. Kalandarka gaalada waxay u tahay maalin fasax ah oo aanan la shaqynin

luqada Ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Sunday, mida Finnishakana Sunnuntai.

Todobada maalin ee Todabaadka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]